Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo Al-shabaab Kala Wareegay 5-Deegaan

0

Ciidamada xogga dalka iyo  kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula Jadiid, Mataani, Uusli iyo Busley oo dhamaantooda ka tirsan Gobolka Baay.

Deegaanadaan ayaa horey gacanta ugu jiray Alshabaab,waxaa saakay la wareegay ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

Ciidamada xogga dalka iyo kuwa xoreynta Koonfur Galbeed ayaana haatan ku sii jeeda deegaanka labaatan jirow oo ah Saldhiga ugu weyn ee Al shabaab ay ku leeyihiin Gobolka Baay.

Hawlgalkan ayaa qeeyb ka ah dib u xoreeynta Deegaannada Al-shabaab gacanta ugu jira.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here