Akhriso:-Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Gudoomiye cusub

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xassan Cabdullaahi Cali u magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here