Madaxweynaha Galmudug oo Ansixiyay Sharciyaynta Degmooyinka Baxdo iyo Wisil

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug, kadib markii golaha Baarlamaanka ansixiyeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here