Wararka Gudoomiyaha Baarlamaanka Baarlamaanka oo Magacaabay 14 Guddi By Radio Simba - Ağustos 16, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi iyo magacyadda Xildhibaanada ka mid noqanaya Guddiyadda kala duwan ee Golaha Shacabka.