Akhriso:-Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo Magacaabay

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay guddi heer Wasiiro ah oo gurmad gaarsiiya dadka ay Al Shabaab ka gubeen tuulooyin kana duugeen ceelasha biyaha iyo barkadaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here