Al-shabaab oo Weerar ku Qaaday Kenya Xili Doorashadda ay Bilaabatay

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dagaalyahanadda Xarakadda Al-shabaab ay saakay ku qaadeen deegaano hoostaga magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Dagaalyahanadda Al-shabaab ayaa beegsaday labo deegaan ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaalo xooggan oo dhexmaray Al Shabaab iyo ciidamada Kenya.

Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dhinacyadda dagaalamay weerarka lagu qaaday deegaano hoostaga magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here