Fu’aad Shungale oo Warbaahinta Kasoo Muuqday,Kadib Markii La Baahiyay Geeridiisa

0

Sh. Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah madaxda Al-shabaab ayaa meel fagaare ah ka jeediyey kalmad uu uga hadlayo dagaaladii ugu dambeeyey ee dhexmaray ciidankooda iyo kuwa Lyu Police.

Shikh ayaa sidoo kale ka hadlay warar la baahiyay ee ku in lagu dilay dagaalkii Aato ka dhacay Maalinti jimcaha aheyd.

Sh. Fu’aad ayaa ku goodiyay in ay weeraro hor leh ku beegsan doonaan Liyuu Police kuwaas oo uu ku tilmaamay kuwa ugu liita Ciidmadda Soomaalida diin ahaan iyo dhaqan ahaanba iyaguna ay joogteyn doonaan beegsiga.

Wuxuu sheegay in Ciidamadda Liyuu Boolis aysan weligood guul arki doonin maadama ay dhawaan ku joogjoogsadeen magaca Allaah iyo kalmadda towxiidka, wuxuuna sheegay in ay ku dambeyn doonaan darxumadii uu ku dambeeyey ninkii aas aasay oo uu kala jeedo Cabdi ileey.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here