Baarlamaanka oo Ogolaaday Codsiga Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ogolaaday codsiga Ra’iisul Wasaare Xamse u soo gudbiyay Guddoonka Golaha oo ahaa in muddo 10 cisho dheeraad ah loogu daro soo magacaabidda Golihiisa Wasiirada.

Illaa 144 Xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaa diiday hal Xildhibaan, waxaana sidaas Ra’iisul Wasaare Xamse loo siiyay muddo 10 cisho gudahood ku soo dhiso Golihiisa Wasiirada. Iyadoo ay ka dhamaatay 30-kii cisho ee u heystay inuu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada oo ka soo bilaabaneysay Maalintii la dhaariyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here