Raisulwasaare Xamze oo Magacaabay Madaxa hab-maamuuska ee xafiiskiisa

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sameeyay Magacaaabistii ugu horeysay kadib markii dhawaan uu xilka la wareegay.

Sida wararka ay sheegayaan Raisulwasaare Xamza Cali Barre,ayaa magacaabay Madaxa hab-maamuuska ee xafiiskiisa, isagoo xilakn u magacaabay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cabdillaahi Shariif.

Madaxa cusub ee hab-maamuuska ra’iisul wasaaraha Cabdullaahi Shariif ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda Gobolka Gedo, iyadoo uu hordhac u yahay tiro dhalinyara ah uu ra’iisul wasaaraha u magacaabayo xilal kala duwan oo xafiiskiisa ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here