Akhriso:-Amarkii Rooble oo Ka Dhaqan Galay Wasaaradda Arrimaha Dibeda

0

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee DF ayaa qoraal uu soo saaray ku faray waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradaas iney deg deg u dhaqan geliso amarkii uu soo saaray dhawaan RW Rooble ee ahaa in dib shaqadooda loogu soo celiyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaarada oo uu ceyriyey.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here