Raisulwasaare Rooble oo Kala Direy Guddigii Doorashada Dadban

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here