Professor Cabdullahi Maxamed Shirwac oo Xalay ku Geeriyooday Muqdisho

0

Xalay waxaa Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Professor Cabdullahi Maxamed Shirwac  oo si weyn loogu yaqaanay Bulshadda dhexdeeda.

Ala ha u Naxariistee Professor Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay Magaaladda muqdisho,waxaana maanta lagu waday in loo qaaday dalka dibadiisa.

Professor Cabdullahi Maxamed Shirwac wuxuu ahaa Gudoomiyaha Hayadda Tubta Nabada, sidoo kale wuxuu ahaa Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ee uu dhawaan magacaabay Raisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here