Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Cusub+Sawirro

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo  hambalyo ugu tagay  madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ay doorteen Baarlamaanka labada Aqal.

Waxaana labada masuul kulan koodi ahaa is xog-wareysi iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here