Al-shabaab oo Soo Bandhigay Sawiradda Meydadka Askarta Burundi+Sawirro

0

Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirada iyo meydadka weerarkii ay shalay subax ku qaadeen xerada ciidamada Burundi ee deegaanka Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Weerarkan oo ku bilowday qaraxyo kadibna uu xigay dagaal toos ah ayaa lagu dilay ugu yaraan 173 askari sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska ciidanka ee Xarakada Al-shabaab.

Halkaan hoose ka daawo Sawiradda Lasoo bandhigay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here