Koonfur Galbeed oo Shaacisay Doorashadda Kuraastii Ugu Dambeysay

0

Guddiga Hirgelinta doorashada Maamulka KGS SEIT ayaa shaaciyay kuraastii ugu dambeysay labada deegaan doorasho ee KGS gaar ahana Magaaladda Baydhabo.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in kuraasta ugu dambeyso ee doorashooyinka lagu qabanayo magaaladda Baydhabo ay kala yihiin HOP181, HOP204,HOP197,HOP179,HOP172,HOP164,HOP047.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here