Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa shaaciyay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kurstooda hoos ku xusan.
HOP#010 HOP#030 HOP#066,Kuwaasi oo lagu dooranayo magaalada baladweyne ee Gobolka hiiraan.
Doorashadaan ayaa dhacaysa 8-bishaan iyo 9 bishaan Maarso sida ay sheegeen Guddiga doorashooyinka Maamulka Hir-shabeelle.


