Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo Ka Hadlay Baaritaanka Kursiga HOP#045.

0

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa muddo dheeri ah ku daray baaritaanka dacwada kursi lamber HOP#045.

Kursigaan waxaa ku fadhiyay afartii sano aynu soo dhaafnay wasiirkii Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid,waxaana kusoo baxay shaqsi ku cusub siyaasada kadib doorasho ka dhacday Magaaladda Baraawe.

Wasiirka batroolka iyo haweeney musharax aheyd ayaa guddiga u gudbiyay cabasho ku aadan in loo diiday ka qeyb galka doorashadda ka dhacday Magaaladda Baraawe ee caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here