Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo Magacaabis Sameeyay

0

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee GHDHF u magacaabay mudane C/raxiim C/casiis Aadam, halka uu xooghayihii hore mudane C/shakuur Daauud Maxamed u magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here