Cabdi Xasan Wehliye (Cabdi Aaqiro), oo Xalay Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay Magaaladda muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Falkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Huriwaa ee Magaaladda Muqdisho.

Dhalinyaro bastooladdo ku hubeysnaa ayaa la sheegay in ay toogteen  Ala ha u Naxariistee Cabdi Xasan Wehliye (Cabdi aaqiro), oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Ragii dilka geystay ayaa isaga baxsaday falka dilka ka dhacay,waxaana goobta laga qaaday meydka Marxuumka.

Ilaa hatan lama oga sababta ka dambeysa dilka loo geystay Cabdi Xasan Wehliye (Cabdi aaqiro),waxa uu ku lugta lahaa.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here