Akhriso:-Galmudug oo Shaacisay Qabashadda Doorashadda 4-Kursi

0

Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka Qabashada Doorashada 4 kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya.

Kuraastan jadwalkeeda la shaaciyo ayaa waxaa ku fadhiya;

HOP#248: Maxamed Axmed Abtidoon.

HOP#064: Sahra Cumar Maalin.

HOP#096: Cabdicasiis Cilmi Cali.

HOP#089: Cabdi Shire Jaamac Ciyaar jecel.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here