Wararka Akhriso:-Jubbaland oo Qabanaysa Doorashadda 13 kursi By Radio Simba - Ocak 17, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dowladda Jubbaland.