Ciidamadda Dowladda oo Howlgalo Ka Fuliyay Shabeelaha Hoose+Sawirro

0
Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa howlgalo ka dhan ah argagixisada Alshabaab ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka lambar-konton ee gobolka shabeelaha hoose.
Deegaanada ay howlgalka ka sameeyeen ciidanka xoogga ayaa kala ah Muuri. Idimow iyo Fidda Muuse oo kamid ah deegaanada dhaca dhinaca deexda oo ay ku dhuumaaleystaan maleeshiyadka argagixisada shabaab.
Howlgalkan oo qeyb ka ah howlgalada lagu baacsanayo haraadiga kooxaha argagixisada ayaa waxaa siwada jir ah ufuliyay ururka lixaad ee kumaandooska gorgor iyo Ciidanka 14 October ee xoogga dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here