Wararka Akhriso:-Galmudug oo Shaacisay Liiska 21-Kursi oo Ka Tirsan Golaha Shacabka By Radio Simba - Ocak 15, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska 21-kursi oo ka tirsan golaha Shacabka, kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.