Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday Wadada 21 October Degmadda Waabari ee Magaaladda Muqdisho.
Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay baabuur ay wateen saraakiil ka tirsan UN-kawadada 21 Octobar.
Ilaa haatan lama ogo khasaaraha ka dhashay qaraxaan ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

