Axmed Madoobe oo La Kulmay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Lagu Doortay Jubaland.

0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xubnaha xildhibaanada golaha shacabka ee lagu doortay Jubaland.

Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyey Xildhibaanadan la doortay ee kamid noqonaya golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS. Waxaa Madaxweynahu uu kula dardaarmay ka shaqeeynta midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo sidii looga shaqeeyn lahaa samatabixinta dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here