Akhriso:-Maxaa Ka Jira in Raisulwasaare Rooble Baaris Lagu Sameynayo

0

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa caddeeyay in warqadii shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ay ujeedadeedu aheyd in baaris rasmi ah lagu sameeyo hadalkii gafka ahaa ee ka soo yeeray Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo ahaa Taliyaha Ciidanka Badda oo si ka baxsan nidaamka iyo anshaxa ugu gafay Ra’iisul Wasaaraha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here