Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo rai,iisul wasaare rooble ayaa lagu wada in goordhaw ay u ambabaxaan wadanka aan walalaha nahay ee jabuuri .
Ra,iisul wasaare rooble ayaa dalka jabuuri u tagaya in uu wax kasoo xiro madasha aragti wadaaga ee uu soo qabanqaabiyay macadka cilmi baaris heriteej.
madasha aragti wadaga ee sanadkaan lagu qabanayo jabuuti waxa looga hadlayaa xasi loonidarada ka jirta dalalka geeska afrika
waxana jirta in dood adag ay galeen qaar ka mid ah xubnaha ka qeyb galaya shirka madasha aragti wadaaga iyadoona ay xusid mudan tahay ay soomaaliya doodii shalay qeyb ka ahaayeen masuuliyiihiin badan oo soomaalida matalayay
Ra,iisul wasaaraha ayaa la filayaa in in markuu gaaro madasha in uu halkaasi ka jeediyo khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu uga hadlayo xaalada amini ee dallal deriska ah ee geeska afrika iyo sida laiskaga kaashankaro ka hortaga xasilooni darada
madasha aragti wadaag ayaa si rasmi ah loo daahfuray maalintii shalay aheyd iyadoona maanta lagu wado in lasoo xiro

