Wararka Cabdi Xaashi oo Dalbaday in la Hakiyo Doorashadda 16-Kursi By Radio Simba - Aralık 7, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Gudoomiyihii Horr ee Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiye Cabdi Xaashi oo dalbaday in la hakiyo doorashada 16-ka kursi oo ay guddiga doorashada dadban ee gobollada waqooyi dhawaan baahiyeen.