Xubnaha midowga musharaxiinta ayaa ayaa waxa ay war kasoo soo saareen kulamo shantii cishe ee ugu dambeesay uga socday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka
Warqad qoraal ah oo ay soo saareen midowga Murashaxiinta ayaa waxa ay weerar afka ah ku qaadeen Ra’iisul Wasaare Rooble iyagoo ku eedeeyay in uu ujanjeersaday dhinaca farmaajo
Halkaan Hoose Ka Akhriso


