Soomaaliya Iyo Tutkiga Oo Ka Wada Hadlaya Tayenta Ciidanka

0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah ku jooga dalka turkiga Booqashadaas oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya CXDS iyo Ciidanka Turkiga ku Jooga Dalka Turkiga.

Taliyaha Xoogga ayaa kulamo la qaadan doonno Taliska Xoogga Dalka Turkiga iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Dalkaas.

Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Taliska XDS ayaa wada dadaallo Xooggan oo lagu tayeynayo CXDS , Dowladda Turkigana waxay qeyb ka tahay Dowladaha qeybta ka ah Taageeridda iyo Tayeynta Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed

Muddoyinkii ugu Dambeeyay ayaa Dowladda faderaalka ka ah waxa ay dadaal badan ku bixinaysay dib u dhiska Ciidanka Xoogga dalka iyadoona talaabadaasi si aad ah loogu amaanay Dowladda

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here