Xili Guddiga hirgalinta Dorashooyinka Gobolada Waqooyi uu shaaciyey in maalmaha soo socda la qaban doono doorashada 9 kursi, oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Ee Xubnaha GoboladaWaqooyi ayaa waxa maanta la xareynayaa Eragdii dooran Haleyd sagaal Kaasi Kursi.
Egarada ayaa marka hore la xareynaya iyadoona lasiinayo Tababaro iyo cilmi kusaabsan sida ugu haboon oo au ucodeynayaann
waxaana ay intaasi kadib dooranayaan cida ku matalaysa Barlamaanka Dalka Gaar ahaa Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka
Guddiga ayaa sheegay in dhamaan Ergada 9 ka kursi hal mar maanta la xareynayo si doorashada Aqalka Hoose Ee Xubnaha Gobolada Waqooyi loo soo gabagabeeyo
Laba kursi oo kamid ah kuraasta Xubnaha Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa dhawaan ka dhacaday magaalada Muqdisho
Waxaana haatan la sugaya in la qabto saagaalka kursi ee uga harsan Doorashada Aqalka Hoose
Xubnaha Gobolada Waqooyi ayaa iyagu bilaababay Doorashada Golaha Shacabka
Waxaana hadii doorashada Sagaalkaan kursi ay qabtaan ay noqon doonan
Maamulkii ugu horeyay ee soo gabagabeeya Doorashada Aqalka Hoose

