Khudbad Jeedinta Musharaxiinta Gobolada Waqooyi Oo Maanta Bilaabanaysa

0

Waxaa maanta Oo Talaado ah la shaaciyay in musharxiinta isdiiwan galinsay ee gobolada waqooyi ay tahay maalinta ay khudbadahooda musharaxnimo jeedin doonan

Teendhada afisiyooni ayay hadal jeedinta lagu balansanyahay in ay ka bilaabato

Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa sheegay inay maanta ay musharaxiinta gobolada waqooyi u bilaamayso hadal jeedintooda.

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-09-2021(Talaada) ay si rasmiya u bilaaman doonto hadal jeedintii(khudbadihii) musharixiinta.

Goobta: Xerada Afisiyoone
Saacada: 8:00 Am, subaxnimo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here