Tirada Dadka Udhintay Cudurka Covid-19 Ee Dalka Oo Korortay

0

Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka ayaa waxa ay walaac ka muujisay xaaladiihii ugu dambeyay ee dalka laga helay

Wasaarada ayaa xustay in ay korartay tirade dad udhintay cudurkaan

Waxaana ay sheegtay  in la baaray dad gaaraya 1,124

Waxa  Laga Helay : 67

o Puntland: 33

o Somaliland: 15

o Banadir: 14

o Jubaland: 5

o Lab: 42

o Dhedig: 25

o Bogsashada: 71

o Dhimasho: 8(Banadir:5, Somaliland:2, Puntland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 17,466

Bogsashada Guud: 8,531

Dhimashada Guud: 977

Wasaarada ayaa waxa ay sidii caadad aheyd dadka uga digtay qatarta cudurka waxa ay ugu baaqday in laqaado talaaboyinka caafimaad ee looga hortagayo cudurka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here