Tirada Kiisaskii Ugu Dambeeyay Cudurka Covid-19 Ee Dalka Oo La Shaaciyay

0

Wasaarada Caafimaadka Xukuumada ayaa waxa ay shaaca ka qaaday xaaladihii ugu dambeeyay caabuqa karoona fayrus ee dalka

Waxaana ay sheegtay in labaaray dad gaaraya iaala iyo 1,360

Wasaarada ayaa sheegtay in si rasmi ah cudurka looga halay 13

Jubbaland:9
Banadir:2
Galmudug:2
Lab:10
Dhedig:3
Bogsashada: 2
 Dhimasho:0
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,946
Bogsashada Guud: 7,246
Dhimashada Guud: 775

Wasaarda caafimaad ka awaxa ay dadka ugu digtay in aysan yareysan oo wali ay jirto qatarta cudurkaan dalka kusoo laba kacleeyay

waxaan wasaaradu ay sheegtay in loo baahanayahya in dadku ay ku dadalaan nadaafada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here