Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Eedeeyay In Wali Uu Faragalin Kuhayo Arimaha Doorashooyinka

0

iyadoo intooda badan maamul goboleedyda dalka ay soo magacaabeen xubnaha  kumatalaya guddiga Doorashooyinka qaran ayaa waxa jira hal maamul oo wali aan soo magacaabin xubnahaasi islamarkaasna la tilmamay in madaxweyne farmaajo uu dib u dhigayo islamarkaasna uu faragalin kuhayo

barfasoor xasan sheikh oo ka mid ah aqoonyahanada soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in madaxweyne maxamed cabdulaahi farmaajo uusan doonayn in dalka ay doorasho ka dhacado isagoo ku eedeeyay in wali uu faraha kula jiro arinta soorashada oo laga wareejiyay

barfasoorka ayaa xusay in madaxweyne farnaajo ku cadaadinayo maamulka galmudug  in dib ay u dhigaan xubnahaasi ama ay ay qaataan xubno uu isagu doonayo taasi ay keentay in wali maamulku uusan soomagacaabin xubnaha matalaaya

mamaulka galmudug ayaa ah maamulka kaliya ee ay ku dhimanyihiin xubnaha guddiyada doorashada heer faderaal iyo heer dowlad goboleed ,waxaan laga dhursugayaan in saacadaaha soo socda uu ku dhawaaqo

walow ay jirto tuhun la qabo oo u aadan in madaxweyne farmaajo uu ku dhanyahay madaxweyne qoor qoor islamarkaasna uu cadaadis xoogan saarayo iyadoo ay xusid mudan tahay in xubno uu horay mamaullka galmudug usoo magacaabay lagu celiyay kadib markii cabasho badan laga keenayay islamarkaasna lagu eedeeyay in ay yihiin shaqaale ka tirsan dowladda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here