Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka maamulka Koonfur galbeed kaasi oo la sheegay in uu kasoo baxsaday islamrkaasna iskuna dhiibay
Warkasoo baxay al-shabaab ayaana waxa lagu sheegay in weyn ay ugu soo dhaweyeen in sarkaan baxsad ka la sheegay in uu ka ahaa maamulka koonfur galbeed soomaaliya
Al-shabaab ayaana Deegaanka Garasweyne ee gobolka Bakool waxaa ay ku soo bandhigeen sarkaalkaan oo xil sare ka hayay ciidamada maamulka Cabdi Caziiz Laftagareen.
Wararka al-shabaab ay ku faafiyaan barahooda interneedka waxa ay ku sheegeen in Mustaf Xasan Axmed Aadan oo kasoo goostay degmada Xudur kunasoo tababartay Bardaale uu warbaahinta u sheegay in si heer sare ah loogusoo dhoweeyay dhulka al-shabaab ay maamulaan.
Waxaana al-shabaab ay in Sarkaalkan oo markii dambe loo gudbiyay degmada Buula Fuulay uu ka sheekeeyay dhibaatada iyo gummeysiga ay ciidamada Itoobiya ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.
Col. Mustaf Xasan ayaa ballan qaaday in uusan mar dambe wax wada shaqeyn ah layeelan doonin ciidamada Itoobiya

