Raiisul Wasaare Rooble Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kulamana Ka Bilaabay Muqdisho

0

Waxaa mudo kudhawaad 2 isbuuc uu dalka kamaqanaa kadib dib usoo labtay reysal wsaaraha xukumada xil gaariista mudane mahamed Hussein rooble kaasoo kumaqnaa Dalka sacuudiga islamarkana hlkaasi ujaagay si usoo cumreysto

Reysal wasaaraha iyo wfdi balaaran oo u hogamaniyo ayaana goordhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho aadan cade international irport waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirn dowlada federalka Somalia iyo qaar kamid ah wasiirda xukumada

Sidoo kale reysal wasaaraha waxaa garoonka diyaaradaha kusooo dhaweeyay wasiirk cadaalada xukumad feeraalka Somalia cabdulqaadir mahamed nuur oo ahaa kusimah madax weynaha madaama ay dalka kamaqnaayeen reysal wasaarha iyo intaba

Mahamed husein rooble ayaana waxaa lafilayaa in uu kulama kadhan ah xaalada siyasadeed ee dalka kabilabo magaalada casimada ah muqisho  taas oo uu markii uu baxayay kudadaalay in uu heshiisiiyo ciidamadii mucaadka ahaa ee mudo kordhinta diidanaa iyo kuwa dowlada federalka somlia

Rooble oo markaas dadaal badan kubixiyay xalinta qilafaadkas ayaan ku guuleystay isgoona waqtiga amaanka caasimada ku wareejiyay taliyaha ciidanka booliska somaliyeed janaraal xijar

Kusoo laabashada reysl wsaraha ee magaalada muqisho ayaana wxaa ay wado balaaran usii noqoneysaa wada hadaladii nabadeed ee kasocday gudaha dalka wada hadaladaasi oo  looga arinsnayay xaalada guud ee dalka iyo sidoo kale xalada doorosho ee gudaha somalia

imatinka reysal wasaaraha ayaa lafilaya in uu markale dib ubilaabo wada hadalada islamarkaana uu reysal wasaaraha gudo galo sidii ay doororshada madax weynaha somaalia  kaga dhici leheed gudaha magaalada caasimad ah ee muqdiosho sidookalena imaatinka reysal wasaaraha ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xili maalin nimadii shaleyto xili danbe uu dlka ugunad udhoofay madax weynaha waqti xileedkiisu dhamaaday ee mahamed abdulaahi farmaajo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here