warar dheearad ah ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo ah oo xalay ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada baladweyne
Weerrarkaan ayaa waxa uu ahaa bamba gacmeed lagu qaaday ciidamo ka tirsan ku macawisleeyda la dagaalanta qeybo ka moid ah gobolka hiiraan ,waxaana lagu soo waramayaan in weerarkaan uu ka dhashay qasaare kala duwan
dad goob joogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in weerarkaan uu ka dhacay xaafaada howlwadaag ee magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan
waxaana ay intaasi ku dareen in afar ka mid ah ciidamada macawisleyda ay ku dhaawacmeen weerarkaasi
wararka ayaana sheegaya in weerarkaan ay fuliyeen xubno ka tirsan dagaalamayaasha al-shabaab
