Dowladda Mareykanka Oo Taageertay Go,aankii Xildhibaanada Golaha Shacabka

0

Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS Iyo Golaha shacabka kaas oo salka ku haya heshiiskii 17 September ayaa udhignaa sidan:- “Waxaanu soo dhaweynaa go’aankii Madaxweyne Farmaajo ee dib ugu laabashada heshiiskii 17 September, waxaan soodhaweynayaa in PM Rooble uu qaato hoggaaminta doorashada iyo amaanka doorashada.

Majirto shuruudo dambe oo cidna laga aqbali doono, waa in doorasho la aaddo Dawladda Maraykanku waxay sida ugu dhakhsaha badan gacan uga gaysanaysaa taageerada doorashada

Hadalka mareeykanka ayaa waxa uu imaanaya xili madaxda dowladda iyo maamul goboleedyda dalka ay ku mariwaayeen arimaha doorashooyinka islamarkaasna uu mid walba uu laismaanayay shuruudo lagu xirayo shirrar lagu xalinayo arimaha khilaafaadka doorashada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here