Midowga Musharaxiinta Oo Golaha Shacabka uga Digay In Markale Ay Qaadaan Tilaabo Qaldan

0

Midowga Murashaxiinta ayaa waxa ay  uga digeen guddoonka iyo xildhibaanada golaha shacabka in ay qaadaan talaabo  sababay qalalaasihii amni iyo siyaasadeed iyo in ay mar kale dalka fidno u horseedikarta. Wuxuu Goluhu ku baaqayaa in Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday faraha kala baxo amniga iyo doorashooyinka dalka, Villa Somaaliyana baneeyaa. Waa in uu RW hoggaaminta amniga iyo doorashooyinka la wareegaa, dawlad Goboleedyadana ku taageeraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here