Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, halkaas oo uu kulan kula qaatay dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika.

Madaxweynaha ayaa waxa uu inta uu ku sugnaa dalka DR kongo u kulamo kala duwan la qaatay dhigiisa dalkaas iyo sidookale masuuliyiinkale oo ka socotay midowga afrika oo dalkaasi ku sugnaa

madaxweynaha kongo ayaa waxa uu madaxweynaha jamhuriyada maxamed cabdulaahi farmaajo uu ka codsaday in dalka uu doorasho galiyo

madaxweyne farmaajo oo saakay lagu soo dhaweyay garoonka diyaaradaha magalaada muqdisho ayaa waxa uu soo dhameystay safar laba cisho ah oo uu ku tagay dalka DR Congo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here