Dalal Dib UDajin Usameynaya Qaxootiga Ku Nool Kaakuma Iyo Dhadhaab

0

Hay,ada UNHCR ayaa oggolaatay in ilaa 100,000 oo Qaxooti kuna nool xerooyinka  oDhadhaab iyo Kaakumo dib loo dejiyo dalal kale, sida Maraykanka, Canada, Ethiopia iyo South Sudan.

Sida uu qorshuhu yahay Hay,ada  UNHCR ayaa sheegtay  in 5,000 oo Qaxooti ah dib u dajin ay ugu sameyn doonan  dalka Maraykanka.

1- In 10,000 oo Qaxooti dib loo dejiyo  dalka Somalia

2- In 5,000 dib loo dejiyo Ethiopia.

3- In 5,000 oo Qaxooti dib loo dejiyo South Sudan,

4- In 3,500 Qaxooti dib loo dajinayo ama looga raadinayo  dalka Burundi dabayaaqada sanadkan 2021-ka.

5- In 2,500 Qaxooti Sharciga Degananshaha (Residency Status) ka heli doonaan dalalka ku bahoobay Urur-gobaleedka Bulshada Bariga Afrika ee The East African Community ee EAC, kuwaasi oo kala ah: Uganda, Tanzania. Burundi, Kenya, Rwanda iyo  South Sudan.

Bayaanka kasoo baxay Ha,ada Qaramada Midoobe ee dhanka qaxootiga ayaa waaxa uu imaanaya xili dowladda kenya ay warqad ay u gudbisay Hay,ada UNHCR loo sheegay in muddo todobo bari ah qaxootiga looga saaro xiryahay kaakuma iyo dhadhaab

waxaana sidookale ka dambeysay in maxkamada sare ee kenya ay diiday in xeryahaasi laga saaro dadka qaxootiga ah

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here