Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni

0

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni.

Shirka oo uu shir gudoominaayo Madaxwaynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha JFS , dhammaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

waxaana looga hadlayaa arimo kusaabsan khilaafka ka taadan arimaha doorashooyinka iyo sidii xaloogu heli lahaa

waxaa xusid mudan in kulamadaan ay soo bilowdaan horaantii todobaankiini maamo uu hakad galay maanta uu si rasmi ah u furmay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here