Waxaana wasaaradu ay sheegtay in la baaray ilaa 1506 qof 24 saac ee ugu dambaysay guud ahaan wadanka
Waxaana ay sheegtay in laga helay cudurka 124
Wasaarada ayaa tilmaantay halka ay kukala suganyihiin dadakaasi
Wasaarada caafimaad ayaa sidii caadada aheyd dadka uga digtay qatarta cudurkaan kusoo laba kacleeyay dalka
Waxaana ay sheegtay in loo baahanayahay in dadku ay raacaan talaabooyinka bahda caafiamaaku ay soo jeedinayaan in afsaab ama face mask la xirto iyo in nadaafada lagu dadaalo
wasiirka wasaarada caafimaadka fowsiya abuukar nuur ayaa waxa si gaar ah u codsatay in laga qeyb qaato wacligalinta bulshada iyo sidii talaalka cudurka covid19 loo qaadan lahaa

