Dowladda Oo Shaacisay Tirada Xaaladiihi Ugu Dambeeyay Cudurka Covid19 Ee Laga Helay Dalka

0

Wasaarada caafimaadka xukuumada  faderaalka soomaaliya ayaa shaacisay xaaladiihii ugu dambeeyay ee dadkii uu soo ritay cudurka covid19

Waxaana wasaaradu ay sheegtay in la baaray ilaa 1072 qof  24 saac ee ugu dambaysay guud ahaan wadanka

Waxaana ay sheegtay in laga helay cudurka 128

Wasaarada ayaa tilmaantay halka ay kukala suganyihiin dadakaasi

Somaliland: 41

Puntland: 32

Jubbaland: 24

Hirshabelle: 18

Banadir: 8

Ddaka cudurka laga helay  68 waa rag ama lab sida wasaaradu ay shaacisay

Halka  60 ay yihiin dumar ama dhidig

Sidookale wasaraada caafimaadka ayaa shaacisay dadka cudurkaan u geeriyooday saacadiihiiaan dhaafnay waxaana ay sheegtay  ilaa iyo ruux ay u dhinteen cudurka 12  kuwaasi oo ku kala sugan Somliland: 8, Banadir:3)

 

Waxaa cudurka kasoo boqgsaday  36 qof

 

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,292

 

Bogsashada Guud: 4,795

 

Dhimashada Guud: 521

 

Wasaarada  caafimaad ayaa sidii caadada aheyd dadka uga digtay qatarta cudurkaan kusoo laba kacleeyay dalka

 

Waxaana ay sheegtay in loo baahanayahay in dadku ay raacaan talaabooyinka bahda caafiamaaku ay soo jeedinayaan in afsaab ama face mask la xirto iyo in nadaafada lagu dadaalo

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here