Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Xaalada Covid19 Ee Dalka

0

wasaarada caafimaadka xukuumada soomaliya ayaa waxa ay warkasoo saartay xaalada soo laba kacleynta dalka iyo sida oo laahanayahay in la qaado si loo yareeyo faafitaanka cudurka covid19

wasaaradu waxa ay xustay in qofkasta ay masuuliyad ka saarantahay in cudurka wacyigalintiisa uu ka qeyb qaato islamarkaasna uu dadka ka badbaadiyo halista cudurkaan safmarka ah ee covid19

Halkaan Hoose Ka Aqrso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here