Shanta Maamul Goboleed oo Shir Ugu Furmay Magaaladda Muqdisho+Sawirro

0

Madaxda shanta dowlad goboleed ee Somalia Galmudug, Hir-shabeelle, Koonfur Galbeed Soomaliya, Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow kulan kale waxaa uu uga furay hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa daba socda kulan kale oo habeen hore ay iskugu yimaadeen madaxda dowlad goboleedyada, waxaana ma maqan madaxda sare ee DF iyo wakiilada beesha caalamka.

Shirkan ayaa looga hadlaya xaaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee  doorashada.Shirkan ayaa looga hadlaya xaaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee  doorashada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here