17-sano Jir Ka Tirsanaa Xarakadda Al-Shabaab oo DFS Isku Soo Dhiibay  

0

Maxamed Ibraahim Cabdi oo magac Af-garashadiisu uu yahay Fu’aad Da’diisuna tahay 17 sano oo ka tirsanaa Alshabab ayaa saakay isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Maamulka degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Waxaa Degmadda Diinsoor kusoo dhaweeyay saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo maamulka degmadaasi.

Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay jiraan xubno kale oo shabaab ka Tirsan oo doonaya in ay isku soo dhiibaan Dowladda Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here