Akhris:-Madasha Badbaado Qaran oo Muqdisho Loogu Dhawaaqay

0

War-Saaxadeedka Madasha Badbaado Qaran oo maanta looga dhawaaqay magaaladda Muqdisho.

Madasha ayaa waxaa ku mideysan Madaxweynayaasha Dowlad Goboboleedyada Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here