Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo La Shirsan Midowga Musharixiinta+Sawirro

0

Madaxweynayaasha Maamuladda Puntland iyo Jubbaland iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan shir ku leh Magaaladda muqdisho.

Shirkaan oo ah mid goordhaweyd bilowday ayaa la sheegayaa in loogu hadlaayo arrimaha siyaasadda, doorashooyinka iyo khilaafka Dowladda iyo Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.

Waxaa soo baxaya warar ku aadan in qodobada shirkaan loogu hadlaayo ay labadda Madaxweyne la tagi doonaan shirka dhawaan ay yeelan doonaan Madaxda Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here